Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa wareegto Madaxweyne ku magacaabay maareeyaha Telifeshinka iyo idaacadda Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa xilkaan u magacaabay Said Cali Maxamed oo noqonaya maareeyaha cusub ee Telefeshinka iyo Idaacadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle.


