War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday Nawaaxiga Ex Contarool Balcad ee Magaaladda muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxa oo dhulka ku aasnaa ayaa lala eegtay Kolonyo halkaas maraysay oo AMISOM ah,waxaana qaraxa kadib la maqlay rasaas muddo socotay.

ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Ex Contarool Balcad ee Magaaladda muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here