War Deg Deg:-Gudoomiye iyo Ilaaladiisa oo lagu Qarxiyay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala beegsaday goordhaweyd gaariga Guddoomiye xigeenka Amniga ee Maamulka Degmada Kaxda Cabdinasir.

Qaraxa ayaa qabsaday gaariga uu la socday gudoomiyaha,waxaana ku dhintay qaar kamid ah ilaaladiisa,kuwa kalana way ku dhaawacmeen.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in qaraxa uu ku xirnaa gaariga gudoomiyaha,islamarkaana goobta ay soo gaareen ciidamo fara badan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here