Wararka Wasiirka Ganacsiga oo Kala Direy Masuuliyiintii rugta ganacsiga oo Shabaabnimo Lagu Eedeeyay By Radio Simba - Ocak 25, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu kala diray masuuliyiintii rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Banaadir.