Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay Magaaladda muqdisho.

Qaraxaan oo ahaa nooca Dhajiska Ee Gawaaridda lagu dhajiyo, ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Isgoysyada Xoosh iyo Ex-Koontarool ee Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal gaariga qaraxa ku xirnaa ayaa waxaa Saarnaa Labo askari oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana ku dhaawacmay Darawalkii gaariga waday.

Goobta uu qaraxa ka dhcay waxaa gaaray Ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here