Xiliga ay Dhacayso Doorashadda Madaxweynaha Galmudug oo La Badalay

0

Garab kamid ah Guddiga Doorashadda Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ayaa soo saaray jadwal cusub oo doorasho,waxayna sheegeen in 5-ta bisha February ay dhici doonto doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug,taasoo ka hor imaanayso jadwalkii dhawaan lasoo saaray.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here