Wararka Madaxweyne Xaaf oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmadda Gaalkacyo By Radio Simba - Ocak 15, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmadda gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa. Madaxweynaha ayaa sidoo kale kala direy golihii deegaanka Degmadda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.