Akhriso:-Guddigii Doorashadda MW Xaaf oo Jadwal Soo Saaray

0

Guddiga Doorashada ee uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada ee Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug.

Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa lagu sheegay in Doorashadda ay dhici doonto 1/2/2020.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here