Madaxweynaha MaamulGoboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ( Xaaf ) ayaa Canbaareeyay Liiska Xildhibaanada Galmudug ee Cusub.
Waxaa uu sheegay in ay ka xunyihiin sida guddiga doorashooyinka ay u soo xuleen xildhibaanada.
Warqad kasoo baxday xafiiska Xaaf ayaa lagu canbaareeyay liiska Xildhibaanada Galmudug ee dhawaan lasoo bandhigay.


