Gaari Xamuul ah oo Loo Adeegsaday Qaraxii Isgoyska Ex-kontorool

0

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish), ayaa goordhaweyd gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ee isgoyska Ex-kontorool Afgooye ee Magaaladda Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Gaari Xamuul ah qaraxa loo adeegsaday,islamarkaana dad badan ay ku dhinteen.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in 90-ruux dad ku dhow ay dhaawacyo soo gaareen,islamarkaana la Geeyay goobaha Caafimaadka.

Gudoomiye Cumar Filish ayaa sheegay in Gaari ah Bas ah ay saarnaayeen Arday dhigata Jaamacadda Banaadir uusoo gaaray khasaare badan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here