James Swan oo La Sheegay In uu Isku Dirayo Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Dalka

0

Iyadoo wakilka gaarka ah ee qaramada midoobe u qaabilsan Somalia james Swan uu malmo ka hor gaaray magaalada kismayo ee xarunta gobolka jubada hose ayaa halkasi waxa u kulamo kula qatay madaxweynha mamulka jubalan iyo sido kle garabka isbedel donka jubalan

Saciid nur oo ka.mid ah xildhibanada isbedel donka jubalan aya waxa u shegy in wax masalix ah ama dan ah uu u hayo somalia ineysan jirin wakilka garka ah ee qaramada midobe James Swan isagona aan  dhaxdhaaxad ka aheyn arrimha jubalan

Saacid nuur oo kamid ah xildhibanada isbedel donka jubalan oo hadalkisa kusi daray in wakiilka gaarka ah ee qaramada midobe u diaddan yahay jiritaanka iyo qaranimada Somlalia

Isagona shegy in.ahmed madobe usan waxa jira iyo xaqiiqda usan kala hadli.karin iyo sidoo kale in doorasho ku celis ah ay dib uga qabsoomto jubaland

Isagona.ugu danben shegy in.kulanki Axmed madoobe iyo sareer ay dowladda kenya dano gaar ah ay kuwadata

Hadalkan ayaa kuso aadaya iyadoio wakilka gaarka ah ee qaramada midoobe uu kulamo la qaadanayo mamul.goboledyada isla markana u kala hadlaya arimah dorashada dalka

 

 

 

 

.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here