Faah-faahin:-Al-shabaab oo Dilay 9-ruux oo Kenyaan Ahaa.

0

Al-shabaab ayaa ka hadlay weerar lagu dilay 9-ruux oo kenyaan ahaa.

Weerarkaan ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Harbuul,Magaaladda Gaarisa ee Gobolka Woqooyi bari ee kenya.

War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay ugu yaraan 9 qof Kenyaan ah oo u shaqeynayay xukuumadda Nairobi.

“9 qof oo Kenyaan ah kana mid ahaa shaqaalaha dowladda Kenya ayaa ku dhitay weerar Shabaab ka fuliyeen tuulada Harbuul oo qiyaastii 53 KM ujirta magaalada Gaarisa” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here