Dowladda Soomaaliya oo soo Afjartay Khilaafkii Galmudug

0

Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya iyo Ahlusunna waljameeca ayaa ka heshiiyey tabashooyinkii jiray ee la xiriiray dhismaha dowladd Goboleedka Galmudug.

Ahlu sunna ayaa waxaa loo ogolaaday 20 Xildhibaan inay ku yeeshaan Baarlamaanka cusub ee Galmudug yeelan doonto oo ka koobnaan doono 89 Xildhibaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here