Al-shabaab oo Gowracay Seddex Wiil oo Dhalinyaro ahaa

0

Wararka inaga soogaaraya Degaanka Xiinlebiy oo ku yaalla Xadka ay wadaagaan Gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa ku warramaya in Al-shabaab ay wareer ku qaadeen Malleyshiyaad jid gooyo u tiiley degaankaas.

Waxaa lasoo sheegayaa in laba ka mid ah kooxdii jid gooyodu u tiilay lagu dilay dagaalka, halka mid kale nolosha ay shabaab ay kaxaysteen.

Dhowr jeer oo hore ayay Shabaab Digniino u soosaareen kooxaha jid  gooyooyinku u yaallaan, degaanada ay ka maamulaan Goboladaas.

Sida weerarkaasi u dhacay iyo faah-faahinno dheeraad ah waxaan ka wareysanay Wariyaha Idaacadda Simba ee Degaanada Galmudug( Muqtaar Shiikh Cabdullaahi)

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here