Yacquub:-“Xildhibaanadda PL Way u Madax Banaan Yihiin Mooshinka Madaxda”,+Dhageyso

0

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Xildhibaanadda Baarlamaanka Puntland ay u Madax banaan yihiin in ay Mooshin ka keenaan Guddoonka Baarlamaanka Puntland iyo Madaxweynaha Maamulkaas.

Siyaasi Yacquub Maxmed Cabdalla oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed mar uu la hadlayay idaacadda Simba ayuu sheegay in Xildhibaanadda Puntland ay u Madax Banaan yihiin Shaqadooda.

Waxa uu sheegay in Talaabadii dhawaan uu qaaday Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland ee ku aadaneyd la xisaabtanka Madaxweyne Deni ay aheyd mid saxan balse Madaxweyne uu qaaday talaabo qaldan.

Qaar kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka puntland ayaa wada Mooshin ka dhan ah Guddoonka iyo madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here