Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saakay ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa oo la dhigay Wadada dhineeca ayaa ka dhacay Isgoyska Teleex Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxa ayaa dhacay xili uu halkaas marayay mid kamid ah gaadiidka Nadaafadda Dowladda Hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Mid kamid ahaa Shaqaalahii Gaariga saarnaa ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay, islamarkaana uusan jirin khasaare kale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here