Dibad-baxayaal Xirtay Wadooyinka Ugu Muhiimsan ee Magaaladda Muqdisho+Sawirro

0

Qaar kamid ah Wadayaasha Gaadiidka dadweynaha ayaa goordhaweyd xirtay qaar kamid ah wadooyinka Magaaladda Muqdisho.

Wadayaasha ayaa ka cabanaya jidadka xiran ee guud ahaan caasimadda,waxayna sheegeen in ay la’ yihiin meel ay maraan.

Isgoysyadda ay xirteen wadayaasha gaadiidka dadweynaha ayaa waxaa kamid ah  Zoobe, midka Buulo-Xuubeey iyo qaar kale, waxaa kale oo la diiday xataa gawaarida ciidamadda iney maraan, waxaana dhacaya xabado.

Qaar kamid ah wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ayaa Maamulka Goboka Banaadir ugu baaqay in uu wax ka qabto xirnaanshaha wadooyinka Magaaladda Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here