Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Magacabay Guddiga Farsamada Doorashada

0

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay Guddiga Farsamadda Doorashadda Galmudug iyo Xalinta Khilaafaadka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here