Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo goordhaweyd ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaaladda Muqdisho.
Qaraxa oo dhulka ku aasnaa ayaa lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo uu la socday mas’uul ka tirsan maamulka deegaanka Lafoole iyo Ciidamo uu watay.
Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa, waxayna sheegeen in lala eegtay madaxa maaliyadda Lafoole, Iimaan Maxumad Cabdow iyo askar ilaalo u aheyd.

