Akhriso:-Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Labadiisa Ku-xigeen

0

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.

-Mudane Maxamuud Sayyid Aden – Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland.

-Mudane C/qaadir Xaaji Maxamuud – Madaxweyne Kuxigeenka 2aad ee Jubbaland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here