Iska Hor imaad u Dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda oo ka Dhacay Dhuusa-mareeb

0

Iska Hor imaad u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saakay ka dhacay Magaaladda Dhusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug.

Ciidamadda Malatariga Dowladda Soomaaliya ee kuwada Sugan Magaaladda ayaa la sheegay in ay murmeen islamarkaana ay dagaalameen.

Inta la xaqiijiyay hal askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaadka.

Dhanka kale Xaaladda ayaa haatan ah mid degan, waxaana goobta is rasaaseynta ku dhex martay ciidamada gaaray Saraakiil ciidan, si ay xaalada u dejiyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here