Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda dilalka Labo Sarkaal oo ka Tirsanaa Nabadd Sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in dagaalyahano ka Tirsan Shabaab ay toogteen Labadda Sarkaal xili ay ku sugnaayeen degmadda Degmadda Shibis.
Shabaab waxa ay sheegeen in labadda sarkaal laga furtay labo bastooladdo ay wateen.
“Ciidadamada Shabaab ayaa degmada Shibis ku khaarijiyay laba kamid ah saraakiisha Sirdoonka Dowladda Soomaaliya laba bastooladoodna waa kasoo qaniimaysteen” ayaa lagu yiri war ay baahisay Idaacadda idaacadda.

