Somaliland oo Ka Hor Timid Heshiis Dhexmaray DFS & Midowga Yurub

0

Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid heshiis looga magac daray Eng. Yariisow oo lagu dhisayo Waddooyinka Muqdisho iyo Bebera kaasoo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub.

Wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta Somaliland Qoraal ay soo saartay ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan awood u lahayn inay mashaariic ka fuliso degaanada Somaliland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here