Wararka Jubbland oo Ka Hadashay Xariga Wasiir Janan, Eedeen Loo Jeediyay Dowladda By Radio Simba - Eylül 1, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War saxaafadeed ka soo saartay Xarigii Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur loogu geystay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo halkaas safar shaqo ku marayay.