Cadaawe Cabdulle Farey oo Caawa Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Kooxo hubeysnaa ayaa caawa Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliyeed waxa ay ku dilleen Wiil dhalinyaro ahaa.

Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Arjantiin ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Wiilka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Cadaawe Cabdulle Farey,wuxuuna kamid ahaa dadka deegaanka.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa fuliyay waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here