spot_img

Maxkmada sare ee Putland Oo Xukun Dil ah ku riday ragii loo heestay kiiskii Caa’isho Ilyaas

Maxakamada Sare ee Maamulka Putland ayaa Maanta Markale ufariisatay dawacda loo heestay ragii ka danbeeyay Kufsigii iyo dilkii loo geestay Caa’isho Ilyaas kaasi oo ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

ragaan oo gaarayay sadex ruux ayee Maxakameda Markale waxay ku xukuntay Xukun dil ah,sida oo ku dhawaaqay garsooraha Maxkamada Sare ee Putland.

Sadexdan ruux ayaa laba ka mid ah waxaa ay yihiin walaalo, waxayna Maxkmada ka hor qirteyn dhawaan inay ka qayb qaateen Kufsigii iyo dilkii loo geestay Caa’isho Ilysaas.

Ragaan ayaa horay waxaa loogu soo xukumay xukun dil ah waxaana haatan ku raacday Maxkamada Sare ee Putland.

Related Post

Wararka