Deg Deg:-Wadaad Sheegtay in Nabi Maxamed Xiriir La Leeyahay uu Lagu Weeraray Gaalkacyo

0

Warar kala duwa ayaa laga helayaa qaraxyo lagu weeraray Xaruntii uu deganaa Ninkii Nebiga Sheegtay C/wali Cilmi Af-yare Sidaas Goor dhaw Waxaa idaacadda Simba u Xaqiijiyay Taliye Ku Xigeenka qaybta booliska Gobolka Mudug Max’ud Cilmi Gullaafe.

Wadaadkaan sheegtay inuu xiriir toos la leeyahay Nabi Muxamed Scw ayaa ku caan baxay isaga iyo xirtiisa iney sheegtaan Xir Toos ugu xiran Nabi Muxamed.

Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare waxuu xer ku heysta koonfurta Galkacyo, waxaana wararka ay sheegayan qaraxyada kadib in rasaas laga maqlay goobtaasi.

Goordhaw Fillo Warka oo Dhameystiran

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here