Faah-faahin:-Duqeymo Ka Dhacay Gobalka Mudug.

0

Duqeyntaan ayaa goordhow waxaa la la beegsaday gaadiid iyo rag ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Tuulada Cadalay oo u dhexeysa Deegaanada camaara iyo Ceelhuur ee Koofurta Gobalka mudug.

Illo gaar ah ayaa idaacadda simba u xaqiijiyay In diyaarad Dagaal oo Dowladda maraykanka ay leedahay inay ilaa 4-madfac ay ku dhiftay gaadiid iyo raga Al-shabaab ah oo xiligaas is aruursi ku jiray maadaama ay dagaalo ka socdaan Gobalka Galgaduud.

Wali waxaa gubanaya gaadiidkii duqeyntu ha leeshay qasaaranaha la ma oga wali.

Dhanka kale waxaa caawa dhaqdhaaq ciidan laga dareemaya deeganadii maanta lagu dagaalamay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here