Maxuu Ku Saabsan Yahay Dagaal Dhax Maray Al shabaab Iyo Malaashiyaadka Deegaanka Labaatan Jiroow +Dhageyso

0

Faah faahino dheeraad ah ayaa lasoo baxaya dagaal dhax maray ciidamo katirsan Al-shabaab  iyo maleeshiyaad ku sugan deegaanka Labaatan Jiroow ee gobalka Baay.

Afhyeenka koofur galbeed Nuuradiin Gacmo oo la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay in deegaanka Labaatan Jiroow ay ku dagaalameen maleeshiyaad deegaanka iyo ciidanka Al-shabaab, dagaalkaasina uu yimid kadib markii la isku fahmi wayay lacago Alshabaab ay ka qaadi rabeen dadka deegaanka 20 Jiroow.

Lama ogo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka, balse wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in iminka xaalada ay tahay mid degan, lakin laga dareemayo deegaanka dhaq dhaqaaq  wali taagan.

Dhageyso codka:- Afhyeenka koofur galbeed Nuuradiin Gacmo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here