Akhriso:-C/wali Muudey oo Shaqadii Ka Joojiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka

0

Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey ayaa shaqo joojin ku sameeyay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux oo ku eedeeyay inuu galay hawlo siyaasadeed oo aan shaqadiisa ahayn.

Buux ayaa ka dhex muuqday kulamada uu qabanayay Gudoomiye Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here