Akhriso:-Farmaajo oo Lagu Eedeeyay inuu Gabay Xilkii Ka Saarnaa Ilaalinta Dastuurka

0

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlay xaalada amniga ee xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegay in ciidamo uu og yahay Madaxweynaha ay la wareegeen Xarunta.

Sidoo kale Cawad ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu gabay ilaalinta xilkii ka saarnaa mabaa’diida aas aasiga ee dastuurka iyo shuruucda dalka ee kala madax banaanida Hey’addaha sharci dejinta, Fulinta iyo Garsoorka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here