Waarar kasoo Baxaya Dagaal ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo

0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Alshabaab  ay weerar culus oo dagaal ah ku qaadeen ciidamo katirsan  ka tirsan kuwa maamulka  Axmed Madoobe oo kasoo baxay deegaanka Buulo Gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo.

Dagaalka markii muddo kooban socday ayaa la sheegay  in  ciidamada Kenya dib ugu laabteen saldhigii ay kaga sugnaayeen deegaanka Buulo gaduud.

Dhanka kale ciidamada Al-shaabab  waxey weerar qorsheysan ku qaadeen bar koontar oo ciidamada Maamulka Jubballand  u taalay  deegaanka Khaam-khaam ee duleedka Kismaayo,waxaa weerarkaasi  ku wax yeeloobay ciidamo katirsan kuwa maamul gobaleedka Jubbaland.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here