Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaliya.
Jugta Qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Kontoroolka Ciidanka Koofi guduuda ay ku leeyihiin Isgoyska Sayidka Magaaladda Muqdisho, oo ku dhaw xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Gaariga Qarxay ayaa la sheegay in uu ku jiray qeybta baarista.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

