Akhriso:-Waqtiga La Qabanayo Kulanka Mooshinka Jawaari oo La Shaaciyay

0

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegantahay 31-Maarso.

Ajandaha kulankaas ayaa ah Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Muudey ayaa dhamaan xubnaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Soomaliyaee aan ku sugneyn magaalada Muqdisho faray in ugu dambeyn kusoo galaan Muqdisho maalinta Khamiista ah oo ku beegan Maarso 29-keeda 2018.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here