Askari Toogasho Ka Geystay Balacd oo La Dilay

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa sheegay in xalay Askari katirsan ciidanka maamulka Dagmada gaar ahaan ilaalada xaruunta Warshada Dharka Somaltex.

Askaarigaasi ayaa la sheegay in uu rasaas ku furay dad marayay agagaarka Warshada taasina ay keenty in  labo qof uu dhaawac ka soo gaaro rasaastii uu ku riday askarigas.

Askariga ayaa la sheegay in uu ka shakiyay dadka uu toogashada u geystay maadaama axilli habeen ah ay ahyed waqtiga uu toogashada geystay.

Warar duul duul h oo Balacd laga helayo ayaa sheegaya in Askarigii toogashada geystay  la dilay inkastoo  Maamulka dagmada Balacad iyo Saraakiisha amniga aysan sugnaanta warkan nala wadaagin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here