Shir Looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya oo Ka Furmaya Dalka Kenya

0

Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furmo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arrimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo looga hadli doono xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika.

Kulankan ayaa diiradda lagu saari donaa sidii wax loogu qaban lahaa Hal Milyan oo Qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku nool geeska Afrika, gaar ahaan Xeryaha Kenya iyo meelo aan ka fogeyn.

Bayaan kasoo baxay IGAD ayaa lagu sheegay in shirka Maanta ka furmaya Magaalada Nairobi laga soo saari doono qorsha cad oo wax loogu qabanayo Qaxootiga Soomaaliya iyo sidii wax loogu qaban lahaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here