Haweenka Ka Shaqeeya Nadaafada Gobalka Banaadir Oo La Sumeeyey “Sawirro”

0

 

War Goordhow soo gaaray warqabadka Idaacada Simba ayaa sheegayaa in qaar ka mid ah Heweenka ka shaqeeya Nadaafada gobalka banaadir, hada loola cararay isbitaalada ku yaal magaalada muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa Simba u sheegay in haweenka la sumeyey qaar kamid ah iney daran yihiin, balse xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo qaar kamid ah isbitaalada ku yaal gudaha magaalada muqdisho.

Dad fara badan oo ay kamid yihiin Ehelada dadka la sumeeyey, ayaa hor dhoobaan mid kamid ah isbitalada ku yaal degmada degamda Cabdul Casiis ee gobalka banaadir.

Waan idinla soo wadaagi doonaan waxa ka danbeeyay sumeynta haweeynkaas, iyo xaaladooda caafimaad halka ay mareyso………….  kala Soco WWW.SimbaNews.Com

Daawo Sawirrada Qaar kamid Ah Haweeynka la Sumeeyay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here