Xildhibaan Jeesow oo Sheegay Sababta Ay Mooshinka Ugu keeneen Gudoomiye Jawaari “Wareysi”

0
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah 107-da xildhibaan ee mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo la hadlay idaacada Simba ayaa sharaxaad ka bixiyay waxa ku kalifay in xilligan ay mooshin ka geeyaan Guddoomiye Jawaari.

Jeesoow ayaa sheegay in xilligan dalka ay ka jirto xaaladda siyaasadeed oo adag loona baahan yahay qof la jaan qaadi kara is bad badalada iyo fara galinta ka imaaneysa dibadda ee lagu hayo Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in Jawaari uu yahay shaqsi da,ah ayna u arkeen in hada wixii ka dambeeya uusan sii heyn karin xilkan loona baahan yahay in la badalo si wax looga qabto baahida bulshada dowladana loo horumariyo.

Dhageyso:- Wareysi Gaar Ah oo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow uu Siiyay Idaacada Simba

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here