War Deg Deg:-Toogasho Goordhaweyd Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaliya  waxa ay ku dileen mid kamid ahaa shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom.

Ragg ku hubeysnaa bastooladdo ayaa ku toogtay degmada Waaberi gaar ahaan qeybta Buundooyinka nin magaciisa lagu soo koobay Saleymaan oo ka tirsanaa shaqaalaha  Shirkadda Hormuud.

Ragii ka dambeeyay dilka ayaa goobta isaga baxsaday.waxaana goobta gaaray Ciidamadda amaanka degmadda Waabari ee Gobolka Banaadir.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here