Madaxweynaha Soomaali-land Oo Ku Dhawaaqey Golahiisa Wasiirada (Akhriso Liiska Magacyada).

0

Madaxweynaha Soomaali-land Mudane Muuse Biixi ayaa ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada Xukumada Cusub oo ka Kooban 32-Xubnood ka Dib Shirjaraa’id oo uu Saxaafada Ugu Qabtay Magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Biixi ayaa Shalay loo Dhaariyey Xalka waxaan uu Balan Qaaday in uu Dadajinayo Dhismaha Dowladiisa si loo Ambaqaado Howlaha Golaha Xukumada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here