Madaxweye Shariif Xasan Iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Baraawe

0

Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada baraawe ee gobalka shabeelada hoose, waxaana halkaasi ku dhaweeyay Maamulka degmada Xubno ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo ku sugan Degamada.

Madaxweyne shariif ayaa waxaa sido kale safarka ku wehlinaya Godoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, balse lama shaacin ujeedka dhabta ay halkaasi u gareen maaxweynaha iyo wafdigiisa.

Ujeedka safarkan ayaa waxaa lagu micneeyay inuu salka ku hayo gulufka dagaal ee ka dhanka ah Al-shabaab oo ka soconaya Gobalka Shabeelada Hoose iyo gobalada kale ee dalka.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here