Akhriso:-Madaxweyne C/wali Gaas oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Taliyaha Booliska Puntland

0

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cal iGaas, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr. 127 October 22 2017, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Markuuarkay:- Dastuurka dawladda Puntland.
Markuu Tixgeliyey:- Aqoontiisa Iyo Khibradiisa Shaqo
Markuu Qiimeeyey:-Talo soojeedinta Wasiirka Amniga Iyo DDR ee Dawladda Puntland

Wuxuu Xeeriyey:-

1. Waxaa G/Sare Cabdullaahi Shire Dool si kumeel gaar ah loogu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.
Xeerkani wuxuu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here