Wada-hadal u Dhaxeeya Dowladda iyo Muqtaar Roobow oo Muqdisho Ka Furmaya

0

Waxaa  magaalada muqdisho maanta ka furmaya wada-hadal u dhaxeeya Shiikh Muqtaar Roobow Cali(Abuu Mansuur) ku-xigeenkii hore ee Hogaamiyaha Xarakada Al-shabaab iyo Dowladda Federaalka Soomaliya.

Dhanka Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa la sheegay in wada-hadalka uu u matali doono Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali kheyre.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in  wada-hadalka qodobada ugu muhiimsan ee loogu hadli doono ay qeyb ka yihiin aayaha Shiikh Muqtaar Roobow,sida loo mareynayo Ciidamada isaga ka amar qaata ee haatan ku sugan deegaanka Abal ee Gobolka bakool.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here