Raisulwasaare Kheyre oo La Kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee UK+Sawirro

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta Garoonka Diyaarahada Magaalada Muqdisho ee aadan kula kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee UK Ms Priti Patel

Kulanka labada Mas’uul ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin taageerida Dowladda  UK ee Soomaaliya iyo sidii horumarka ay ku tallaabsaday dowladda Soomaaliya loo xoojin lahaa.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa ammaanay doorka Dowladda UK ka qaadaneyso dib u dhiska iyo horumarka Soomaaliya.

Arrimaha sida gaarka ah ee diiradda lagu saaray waxaa ka mid ah kulanka maalgashiga iyo soo kabashada dhaqaalaha dalka oo dhowaan la qaban doono.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here