Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in diyaarad kuwa rakaabka ah in ay goordhaweyd ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Magaaldaas.
Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Garbahaarey ee Maamulka Jubba-land Cabdi Barre oo Goordhaweyd la hadlay idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in diyaarad ay tahay mid rakaab ah, islamarkaana ay faah-faahinta dib kasoo sheegin doonaan.
WIxii kusoo kordha kala soco simbanews.com.

