Raisulwasaaraha dalka Jabuuti Abdulkader Kamil Mohamed iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa lagu wadaa in dhawaan ay socdaal ku tagaan Gobolka Sanaag iyo deegaano ka Tirsan Gobolada Somali-land.
Wafdi Xildhibaano ah oo ka socda dalka Jibuuti ayaa gaaray shalay magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaliland waxayna horudhac u yihiin Raisal wasaaraha dalka Jibuuti dalka Jabuuti Abdulkader Kamil Mohamed.
Sidoo kale Wafdiga Raisulwasaaraha dalka Jabuuti Abdulkader Kamil Mohamed ayaa lagu wadaa in ay Kulamo la qaataan Mas’uuliyiinta ugu sareysa Maamulka Somali-land iyo Gobolada ay booqan doonaa.

