Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Dowlad goboleedka Galmudug ayey ku sheegtay in ay hakisay xiriirkii shaqo ee kala dhaxeeyey Wasaaradda Waxbarshada Dowlad Federaalka.
Warsaxaafadeedkaan ayaa lagu sheegay in Wasaaradda waxbarashada Federaalku ay faraha kula jirto shaqadii wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada.



