Akhriso:-Magacyadda iyo Xilalka ay Hayaan Wafuuda Ka Qeyb Galaysa Shirka Madasha Doha

0

Akhriso Liisaska magacyada iyo xilalka ay hayaan wafuudda Somalia iyo Norway uga qeybgaleysa Shirka 17-aad ee madasha Doha kaasoo looga hadlayo arrimo ay kamid yihiin dhibaatooyinka qaxootiga,xasillinta bariga dhexe iyo horumarinta.

Shirkaas Doha Forum ayaa ka furmi doona Hoteelka Sheraton Grand Resort Doha 14-15 may 2017.

Somalia:-

Aqriso magacyada wefdiga Somalia umetalaya shirka iyo Xilalkooda.

Wefdiga Soomaaliya oo ka kooban 10-xubnood waxaa hogaaminaya R/wasaaraha dalka mudane Hassan ali khaire.

Xubnaha wefdiga R/Wasaaraha.

Marwada R/Wasaaraha dalka Aisha Nemo Mohamed Ismail

Mohamed Abukar islow Wasiirka Amniga Gudaha.

Abdulkadir Mohamed Khair Abdi W.dowlaha wasaaradda arrimaha Dibadda

Mohamed Xersi Keynaan Xoghayaha joogtada Xafiiska R/wasaaraha

Musdaf Adam Mustafa Dagaal Agaasimaha Waaxda Carabta ee wasaaradda arrimaha dibadda

Samira Ahmed Gayed Lataliyaha R\wasaaraha ee arrimaha Amniga

Omar Abdirizak Hussein Habmaamuuska xafiiska R/wasaaraha Somalia

Mohamed Abdullahi Saciid Sawirqaade iyo

Ayuub Cali Xasan Sarkaalka amniga R/wasaaraha.

Norway:-

Wefdiga Norway uga qeybgalaya shirka Doha Forum waxaa hogaaminaya wsiirka arrimaha Dibadda Norway Børge Brende.

Jens Eikaas Safiirka safaaradda Boqortooyada Norway ee Abu- dubai

Vebjorn Dysvik Agaasime ku xigeenka guud ee wasaaradda arrimaha dibadda Norway

Tone Elisebeth Baekkevold Allers Agaasime ku xigeenka guud ee arrimaha dibadda Norway

Liv kristensen Qunsulka arrimaha dibadda Norway.

Booqashada R/wasaare Khaire ee Magaalada Dooxa ayaa ah tii ugu horreysay ee uu dalka kaga baxo tan iyo markii uu la wareegay xafiiska.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here