War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land ayaa ku waramaya in nin isa soo miidaamiyay in uu isku qarxiyay Agagaarka Olanbig Ee Xaafada Farjano Magaalada Kismaayo,

Inta la xaqiiyay waxaa qaraxaas ku dhintay 1-ruux halka ay ku dhaawacmeen 2-kale oo gabar ay ku jirto sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Ciidamada maamulka Jubba-land ee Magaalada Kismaayo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here