Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaaray London+Sawirro

0

Wafdi uu Hogaaminaayo madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/lahi maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada London ee caasimadda dalka Ingrisiiska.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah  Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, waxayna Magaalada London ee dalka Ingriiska kaga qeyb gali doonaan shir looga hadlayo arrimaha.

Waxaa Magaalada London ee Caasimadda dalka ingiriiska wafdigaan  kusoo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowladda Soomaliya oo horaan halkaas gaara iyo kuwa Dowladda Ingiriiska.

 F

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here